Raisul Wasaare Rooble oo amaanay talaabo ay qaadeen shacabka Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad ka jeediyey Xiritaanka Bandhig Buugeedka Nabadda ee Gaalkacyo Peace Book Fair ayaa ku ammaanay cid kasta oo kaalin ka geysatay bandhiggan muhiimka ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in sanado badan oo Gaalkacyo ku tilmaamneyd magaalo ay colaad iyo khilaafaadku daashadeen ay maanta dadkeedu u … Continue reading Raisul Wasaare Rooble oo amaanay talaabo ay qaadeen shacabka Gaalkacyo